News

Garoowe (Faallo PP) — Khudbaddii shalay uu jeediyay Madaxweyne Siciid Deni gaar ahaan qeybtii uu kaga hadlay maamulka SSCK ...
Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan bixiyay waraysi dhowr qeybood ka kooban ...
Madaxweynaha Puntland, oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamo oo ka qabsoontay Boosaaso ...
Nin u dhashay dalka Morocco oo lagu magacaabo Khalid Abu Ciza ayaa la soo xiriiray Ciidanka Booliska Puntland, isagoo raadinaya wiilkiisa oo la waayey kadib safar uu ugu baxay dalka Itoobiya. Sida uu ...
Mileeshiyaadka Al-shabaab oo saaka weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qabsaday saldhig weyn iyo garoon diyaaradeed, oo ay ciidamada dowladda ...
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka dardargelinta dhameystirka ...
Guddoomiyaha degmada Laasqoroy ee gobolka Sanaag u qaabilsan Puntland cabdikariin Yuusuf Dibbad ayaa sheegay in mileeshiyaad ka tirsan Somaliland ay laba doomood oo kalluumeysi ka afduubteen xeebta ...
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga DFS ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka digay in laga feejignaado dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay ku sumcad ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan. Kulankan ayaa ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya ...
Dowladda Puntland oo baaritaan rasmi ah ku samaysay doonni siday dad laga shakiyay oo habeen ka hor lagu qabtay biyaha degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa xaqiijisay in doonnida ay siday tahriibayaal ...