News

The President of the Federal Republic of Somalia, Dr Hassan Sheikh Mohamud, recently commended the importance… Sii akhri ...
Garoowe (Faallo PP) — Khudbaddii shalay uu jeediyay Madaxweyne Siciid Deni gaar ahaan qeybtii uu kaga hadlay maamulka SSCK ...
Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan bixiyay waraysi dhowr qeybood ka kooban ...
Nin u dhashay dalka Morocco oo lagu magacaabo Khalid Abu Ciza ayaa la soo xiriiray Ciidanka Booliska Puntland, isagoo raadinaya wiilkiisa oo la waayey kadib safar uu ugu baxay dalka Itoobiya. Sida uu ...
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka dardargelinta dhameystirka ...
Guddoomiyaha degmada Laasqoroy ee gobolka Sanaag u qaabilsan Puntland cabdikariin Yuusuf Dibbad ayaa sheegay in mileeshiyaad ka tirsan Somaliland ay laba doomood oo kalluumeysi ka afduubteen xeebta ...
Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga DFS ...
Mileeshiyaadka Al-shabaab oo saaka weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qabsaday saldhig weyn iyo garoon diyaaradeed, oo ay ciidamada dowladda ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka digay in laga feejignaado dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay ku sumcad ...
Madaxtooyada Puntland ayaa dhawaanahan riixaysa olole ku saabsan in meesha laga saaro qaar kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka PEC,oo ay ku jiraan mas’uuliyiinta ugu sarreeya guddigaasi.
Dowladda Puntland oo baaritaan rasmi ah ku samaysay doonni siday dad laga shakiyay oo habeen ka hor lagu qabtay biyaha degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa xaqiijisay in doonnida ay siday tahriibayaal ...